Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Barlamaanka Puntland oo ansixiyay golahada oo dhawan la magaacabay

Mudanayaasha barlamaanka dowladda Puntland ayaa  si duuduub ah codayn gacan taag ah ku meelmariyey golaha wasiirada dowladda Puntland ee uu dhowaan magacaabay madaxweynaha dowladda Puntland.

61 kamid ah golaha wakiilada ee kulanka soo xaadiray ayaa gacanta u taagey in xukuumaddu ay meelmarto, halka labo kalena ka aamuseen, waxaana sidaasi kumeel maray wasiirada cusub oo lafilayo inay todobaadka dambe xafiisyadooda shaqada la wareegaan.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

Daawo:Qaraxii Zoobe oo mideeyay Dhalinyarada Muqdisho & Waxa uu yahay Barnaamijka Gurmad?
- Oct 17, 2017
Barnaamijkan Gurmad Qaran, waa Barnaamij baaxad weyn oo ka soo bilowday koox dhalinyaro ah ...
Dowlada Qatar oo Qaraxii Muqdisho ku eedeysay Xulifada Sacuudiga & Imaaraadka una digay Madaxda DFS
- Oct 17, 2017
Wasiirka Arrimaha Dibadda Qatar Sheekh Mohammed bin Abdulrahman Al-Thani ayaa sheegay in Soomaaliya ay ka aargoosanayaan ...
Dhagayso:- Kulan Wacyigalinta ka hortaga Masiibooyinka Dabiiciga oo Gaalkacyo lagu qabtay
- Oct 17, 2017
 Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa hay,ada Hadma ee Masiibooyinka u qaabilsan Puntland ...