Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

MUUQAAL:-Barnaamijka Dareenka Shacabka oo lagu Falanqeeyay Go’aankii Maxkamadda Sare ee ahaa in dib loogu laabto Doorshada 8 Xildhibaan

Barnaamijka Dareenka Shacabka oo si joogta ah uga baxa Telefishinka Caalamiga ah ee Horn Cable, kaasoo uu soo tebiyo Wariye Durraan Cabdullaahi Shurwac ayaa lagu falanqeeyay Go’aankii Maxkamadda Sare ee ahaa in dib loogu laabto doorashada 8 Xildhibaan oo si musuqmaasuq ah ku soo baxay.

Go’aanka Maxkamadda Sare waxaa Laalay ama meesha ka saaray Baarlamaanka Fedaraalka ah ee Soomaaliya.  Haddaba tallaabadaas ma mid  sharci ah baa?

Waxaa sidoo kale Barnaamijka Dareenka Shacabka looga dooday qodobka kale ee ah:  Xariga loo geystey ninka ku eedaysan dilkii Marxuum Wasiir Siraaji, sidee ayaa isagana loo arkaa?

HOOS KA DAAWO BARNAAMIJKA

Daahir F. Afdheere

Email.owsame1@yahoo.com


Saadaal.com

Saadaalnews@gmail.com

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

MUQAAL:Farnsiiska oo baroor diiq u Sameyay Dadku ku dhintay Qaraxii Muqdisho ,iyadoona Taawarka ugu dher paris korantada laga Jaray si Bulshada Faransiiska loogu shego in ay jirto Baroor diiq
- Oct 17, 2017
Guud ahaan Waxa koranta wixii ka danbeyay 12 habenimo saqdhexe sacada yurub korantada laga jaray taawarka ...
Daawo:Qaraxii Zoobe oo mideeyay Dhalinyarada Muqdisho & Waxa uu yahay Barnaamijka Gurmad?
- Oct 17, 2017
Barnaamijkan Gurmad Qaran, waa Barnaamij baaxad weyn oo ka soo bilowday koox dhalinyaro ah ...
Dowlada Qatar oo Qaraxii Muqdisho ku eedeysay Xulifada Sacuudiga & Imaaraadka una digay Madaxda DFS
- Oct 17, 2017
Wasiirka Arrimaha Dibadda Qatar Sheekh Mohammed bin Abdulrahman Al-Thani ayaa sheegay in Soomaaliya ay ka aargoosanayaan ...