Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Madaxweye Cali Khaliif “Somaliland & Xukumada Farmaajo Marna Ma Heshiin Karaan”

Madaxweynaha maamulka Khaatumo Cali Khaliif ayaa sheegay in marnaba aanu is faham ku dhammaan doonin wadahadallada u dhaxeeya dowladda Federaalka Soomaaliya iyo maamulka Somaliland, iyadoo aan wax laga bedelin sida ay hadda wadahadallada u socdaan.

 

Cali khaliifayaa sheegay in hadii Shan Sano oo hadda dhiman uu sii socodo wadahadalka xitaa aanu natiijo ka imaaneyn, illaa loo wadahadlo Koonfur iyo Waqooyi.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

MUUQAAL: Amiirka Dalka Qadar oo soo Dhowayn yaab leh kala kulmay Dalkiisa, iyo Soomaali ka dareen Celisay
- Sep 25, 2017
Waxaa Guud ahaanba dalka Qadar siwayn looga dareemay soo dhowaynta Amiirka Dalka Qadar Sheekh ...
SEATTLE: Caleemo Saarka Boqorka Qurba Joogta Suber Awal Aqoonyahan Ahmed Ali Liiban(VIDEO)
- Sep 25, 2017
https://youtu.be/hzZDMpj6yl4
DHAGEYSO:-Madaxweynaha galmudug oo cadaado ku laabtay isaga oo xanaaqsan
- Sep 24, 2017
Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle (Xaaf) ayaa maanta dib ugu laabtay magaalada magaalada ...