Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Gudoomiyaha Aqalka Sare oo ka digay in ay isku milmaan Shaqada Hay’adaha dowladda

Gudoomiyaha Aqalka Sare ee Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdillaahi ayaa sheegay in ay wanaagsan tahay in waaxyaha kala duwan ee Dowladda Qof walba Shaqadiisa loo daayo isla markaana aanan lagu faragelin.

Waxa uu sheegay in hadii ay dhacdo in ay isku milmaan Xukuumada iyo Baarlamaanka islamarkaana Shaqadii Garsoorka ay Xukuumada faraha lagasho Shaqadii xukuumaddaan uu garsoorka faraha la galo aysan dadka Sooamaliyeed dhibaatada ka bixi doonin.

Waxa uu sheegay in dalkeena uu yahay mid barwaaqo ah islamarkaana aanu ka baahan nahay balse ay wanagsan tahay in Hay’ad walba oo ka tirsan dowladda ay si siman wax u qeybsadaan waaxda Garsoorkana ay qeyb ka noqdaan.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DHAGEYSO:-Ka Hor inta aan la dilin muxuu warbaahinta ka sheegay taliyihii ciidanka Booliiska degmada Galdogob
- Jan 24, 2018
Degmaada Bursaalax ee gobolka Mudug waxaa Lagu dilay taliyihii ciidanka Booliiska degmada Galdogob ee ...
DHAGEYSO:- Siyaasiyiinta mucaaradka madaxweyne gaas oo garoowe kaga dhawaaqay in dagaal lagu qaado soomaaliland
- Jan 24, 2018
Siyaasi Maxamed Xaaji Aadan oo kamid ah siyaasiyiinta Mucaaradka Puntland ahna guddoomiyaha urur siyaasadeed ...
DHAGEYSO:-Odayaasha iyo waxgaradka ku dhaqan cadaado oo soo dhaweeyay talaabo uu qaaday madaxweynaha soomaaliya
- Jan 24, 2018
Odayaasha iyo waxgaradka ku dhaqan Magaalada  Cadaado ayaa soodhaweeyay xalinta tabashadii ay midawgii Galmudug ...