Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Ciidamo Farabadan Oo La Soo Dhoobay Xadka Ay Wadaagaan Soomaaliya Iyo Kenya

Wararka aan ka heleyno Xadka ay Wadaagaan Wadamada Soomaaliya iyo Kenya ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi la soo dhoobay Ciidamo farabadan oo kuwa Kenya ah kuwaas oo howlgallo baaritaano ah halkaasi ka wada.

Howlgalka oo ahaa mid qorsheysnaa ayaa waxaa Saraakiisha Ciidamada Kenya ay sheegeen in ay ku qabteen tiro dhalinyaro ah kuwaas oo ay uga shakisan yihiin in ay xiriir la leeyihiin dagaalyahanada Al-Shabaab.

Sidoo kale Wararka aan heleyno ayaa waxa ay sheegayaan in ciidamada Kenya ay baarayaan Gaadiidka Waaweyn ee dadka ka qaada degmooyin ka tirsan Gobolka Gedo,gaar ahaan degmada Balad Xaawo halkaas oo dhowr mar dagaalyahanada Al-Shabaab ay weeraro ka geesteen.

 

Ugu dambeen Saraakiisha Ciidamada dowladda Kenya ayaa howlgalkaan waxa ay ku sheegeen in uu yahay mid lagu xaqiijinayo amniga guud ee Gobolka Waqooyi Bari islamarkaana looga hortagayo weeraro kale oo ay ka geestaan Al-Shabaab.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. c/qani says:

    KENAYA WAX XUDUUD AH KUMALAHA (BALADXAAWO) MANDHEERE IYO BALADXAAWO) WAA ISKU HALMAGAALO SOOMAALIYEED?

    XAQNA UMALAHA INAY SHACABKA SOOMAALIYEED *BAARITAANO* IYO LUGOOYO KULA KACDO??

    WAXAA SOOMAALIDU KUMAAHMAAHDAA (CEESAANTII MAS IYO GOOD MADAX SHABEEL LEEFTAA MALAGEEDIIBAAGALAY?

    WAR (KUUKUUYOOY DALKA SOOMAALIYA IYO GOBOLKA *NFD* IYO SHACABKA SOOMAALIYA FARAHA KALABAXA?

    TAASI WAA TALO IYO DIGNIIN IDIIN FIICAN




ad

Latest News

DHAGEYSO:-Waxgaradka iyo Siyaasiyiinta K/Galbeed oo cambaareeyay Go’aanka Shariif Xasan uu ku taageeray Isbahaysiga Sacuudiga
- Sep 19, 2017
Waxgarad iyo Siyaasiyiin ka soo jeeda reer Koonfur Galbeed ayaa si wayn uga soo ...
DAAWO:-Ugaas Maxamed Weli oo Si Iskumid ah Ula Hadlay Xasan Sheekh iyo Madaxweynihii uu soo Dhisay ee Farmaajo”
- Sep 19, 2017
Qabyaalad iyo dan gaar ahi haku harto, Ugaas Maxamed weli Xasan Sheekh iyo Madaxweynihii ...
DEG DEG:-Dagaal Culus oo hada ka Socda Duleedka Degmada Beledxaawo ee Gobolka Gedo”
- Sep 19, 2017
wararka ka imaanaya Degmada Beled xaawo ee Gobolka Gedo ayaa sheegaya in Dagaal Culus ...