Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Dhageyso:-Gudoomiyaha Maxkamada Sare”Cid Kasta Oo U Gefta Hay’addaha Dowladda Xeer Ilaalinta Ayaa Talaabo Ka Qaadeysa

Gudoomiyaha Maxkamada Sare ee dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in Cid kasta ee ku xadgudubta Hay’addaha Dastuuriga ah ee dalka waliba sicad ugu gefta in ay waajib tahay in talaabo laga qaado.

Ibraahim Iidle Saleebaan Gudoomiyaha Maxkamada Sare ee dalka ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya la dhaliili karo basle cidii si ulakac ah u aflagaadeeysoa hay’addaha Dastuuriga sida Baarlamaanka Garsoorka dalka iyo  Calanka Soomaaliya intabada talaabo laga qaadi doono.

Waxa uu sheegay in cidii inta Masraxa soo istaagta ee mid ka mid ah Hay’addaha dowladda ku xadgudubta ay xeer ilaalinta Qaranka Soomaaliya ay awood buuxda u leedahay in shaqsigaas waajibkiisa marsiiso islamarkaana talaabo ka qaado.

 

Ugu dambeen waxa uu ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed in ay la Shaqeeyaan dowladda islamarkaana nadaamka dalka ay ilaaliyaan.

Gudoomiyaha Maxkamada Sare ee dalka Ibraahim Iidle Saleebaan ayaa hadalkaan sheegay xili Shalay uu ka qeybgalayay munaasabad tababar loogu furayay in ka badan 10 ka mid ah waaxda Garsoorka dalka taas oo lagu qabtay Magaalada Muqdisho.

e

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DHAGEYSO+SAWIRO:-Odayaasha dhaqanka Soomaaliyeed oo soo dhaweeyay Dib-U-Eegista Dastuurka
- Nov 19, 2017
Wasaaradda Arrimaha Dastuurka, Guddiga La-socodka Dastuurka ee Baarlamaanka, iyo Guddiga Madaxabanaan ee dib-u-eegista Dastuurka ...
TOPNEWS:-Golaha Wasiiradda Dawladda Puntland oo Shir Aan Caadi Ahayn Ku Ansixiyey Misaaniyadda Dawladda Puntland Ee Sanadda 2018
- Nov 19, 2017
 
DHAGEYSO:-Kalfadhigii 23 ee golaha degaaanka garoowe oo furmay & wixii looga hadlay
- Nov 19, 2017
Kalfadhigii 23 ee golaha degaaanka garoowe ayaa manata ka furmay magaalad agaaroowe waxaana ka ...