Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:- Dowladda Soomaaliya oo lagu wareejiyay Qalab loogu talo galay Dekadda

Shirkadda Al-Beyrak oo laga leeyahay dalka turkiga ayaa maanta dowladda Federaalka Soomaaliya ku wareejisay Qalab loogu talo galay in looga Shaqeeyo Dekadda weyn ee Magaalada Muqdisho.

Qalabkaan ayaa ah nooca rarida iyo dejinta Dekadda iyo sidoo kale qalab kala ah Agabka lagu qaado Xamuulka Cagaf cagafyo iyo Wiishash,waxaana Madaxda Shirkadda Al-Beyrak kala wareegtay Wasiirka Dekadaha Soomaaliya Maryan Aweys jaamac.

Intaas kadib Wasiirka Dekadaha Soomaaliya Maryan Aweys oo Warbaahinta Goobta kula hadashay ayaa sheegtay in qalabkaan uu yahay mid muhiim ah islamarkaana loo baahnaa in marhore la keeno,waxayna sheegtay in weli qalab kale oo aad u farabadan uu maqan yahay.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

TOOS U DAAWO:-Siyaasiga Faarax Macalin oo horay u soo noqday Guddoomiye kuxigeenka Baarlamaanka Kenya oo Imaaraadka Carabta ku tilmaamay cadawga Soomaaliya
- Apr 25, 2018
Siyaasiga Faarax Macalin oo horay u soo noqday Guddoomiye kuxigeenka Baarlamaanka Kenya ayaa Imaaraadka ...
DAAWO SAWIRO:-Ra’iisal wasaare ku xigeenka soomaaliya oo xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dawladda Qadar u fadhiya Soomaaliya
- Apr 24, 2018
Ra’iisal wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), ayaa maanta ...
Sarkaal ka tirsan Daacishta ka dagaalanta Puntland oo lagu qabtay Muqdisho
- Apr 24, 2018
Caasimada soomaaliya ee muqdisho ayaa lagu qabtay Sarkaal ka tirsan Daacish kaasoo la sheegay ...