Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Wariye magaalada Garoowe ku xirnaa 14 cisho oo xoriyaddiisa dib u helay

Waxaa Xabsiga Garowe ee Caasimada Puntland laga sii dayeey Wariye Axmed Cali kilwe oo kamid ah wariyaasha Puntland ,kaas oo labadii july lagu xiray Garowe.

Si daynta wariye kilwe waxaa ku dadaalay ururka warbaahinta Puntland ee Map,Qaar kamid ah wariyaasha Garowe iyo ururada Xuquuqda adanaha u dooda.

 

Axmed Cali kilwe oo an la shaacin sababaha loo xiray ayaa 14 cisho ku xirnaa Xabsiga koonfureed ee Magaalada Garowe ee Caasimada Puntland,kaas oo uu sheegay in xalad adag katagantahay.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. Abdalla says:

    waa sharcidro iyo meelkagadhac in ummada sidaa lagula dhaqmo shuruucdi dalka u tiilayna lagu tunto mana aha markii u horaysay oo aanu maqalo fala noocaas oo kale ah ,dalka iyo dowladaba waa lawada leeyahay waana lawada dhistay sharcigana waa uu degsanyahay cid sharciga kasaraysaana majirto waxaa nuu cadaatay oo marag madoonta ah in dalka aan sharci lagu dhaqin ee caburin iyo sharcigii oo la tunto ummadana la gu waxyeeleeyo oo laga been sheego shuruucda dalka u degsan ummadana la marin habaabiyo xoriyadina lagu tunto,waana ayaan darro iyo murugu
    waxaan toos ugu soo diraynaa cidda ay khusayso amuuraha noocaan oo kale ah oo muwaadinka lagu waxyeeleeynaayo in ay talaabo ka qaadaan falalka noocaan ah oo kale ama ay iska casilaan xilalkaa ay ku dhaarteen in ay ugu adeegaan dalka iyo dadkaba,sidoo kale dhamaan xildhibaanada dowladda ee mathilaada shacabka u dhaartay in ay talaabo ka qaadaan falankan guracan ee xilkasnima la aantaah.
    wabilaahi towfiiq.




ad

Latest News

MUUQAAL:-xildhiban cali xoosh oo ka warbixiyey go’aanka barlanaanka dhibista qalbi dhagax
- Nov 18, 2017
    https://www.youtube.com/watch?v=hSxNQSu0w9Y
MUUQAAL:-Xidhiban Odawaa ayaa sheegay in dhiibista Qalbi dhagax ay lamid tahay dhiibista qaranka oo dhan
- Nov 18, 2017
https://www.youtube.com/watch?v=OuHACMd7DYA  
MUUQAAL:-Wasiirka madaxtooyada somaliland oo war culus ku dhawaaqay
- Nov 18, 2017
  https://www.youtube.com/watch?v=7JrTeZ6kL9E