Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:- Duqeeyn dhanka cirka oo ka dhacay Gedo iyo Jubada Hoose

Duleedka magaalada kismaayo ee xarunta jubada hoose waxaa ka dhacay duqayn diyaaradeed oo cirka ah kuwaas oo lasheegay in laga lahaa Dalka Mareykanka.

Diyaaradahan ayaa duqeeyay Saldhigyo ay ku sugnaayeen Saraakiil sar sare oo Al-shabaab ah iyo ajnabiba isugu jiray.

 

dhanka kale deegaanada duqaynta ay ka dhacday ayaa lagu soo rogay badow saacado kooban ah taas oo sabaab u ahayd  xiliga uu howlgalkaasi socday .

Howlgalkan ayaa waxaa iska kaashaday Ciidamo mareykan ah iyo ciidamada DFS.

 

 

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DHAGEYSO:-Ka Hor inta aan la dilin muxuu warbaahinta ka sheegay taliyihii ciidanka Booliiska degmada Galdogob
- Jan 24, 2018
Degmaada Bursaalax ee gobolka Mudug waxaa Lagu dilay taliyihii ciidanka Booliiska degmada Galdogob ee ...
DHAGEYSO:- Siyaasiyiinta mucaaradka madaxweyne gaas oo garoowe kaga dhawaaqay in dagaal lagu qaado soomaaliland
- Jan 24, 2018
Siyaasi Maxamed Xaaji Aadan oo kamid ah siyaasiyiinta Mucaaradka Puntland ahna guddoomiyaha urur siyaasadeed ...
DHAGEYSO:-Odayaasha iyo waxgaradka ku dhaqan cadaado oo soo dhaweeyay talaabo uu qaaday madaxweynaha soomaaliya
- Jan 24, 2018
Odayaasha iyo waxgaradka ku dhaqan Magaalada  Cadaado ayaa soodhaweeyay xalinta tabashadii ay midawgii Galmudug ...