Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Madaxweynaha kuxigeenka oo gaalkacayo ka dhagax dhigay laami muhiim ah

Madaxweynaha kuxigeenka dowlada puntalnd cabdixakiin cabdulaahi xaaji cumar cameey ay weheliyaan wasiirka amniga dowlada puntland wasiir kuxigeenka arimaha gudaha iyo wasiir kuxigeeno kale oo katirsan dowlada puntland sidoo kale gudomiyaha gobolka mudug taliyaha qeybta booliiska gudomiyaha degmada galkio iyo kuxigeenkiisa iyo xubno  kale oo ka tirsan dowlada puntalnd ayaa maanta waxaa ay si rasmi ah u dhagaxdhigeen wado laamiya oo dherarkeedu dhan yahay 1.5 hal kilo mitir iyo bar wadadaasi oo qeyb ka ah hormarinta bilicda magalada galkio iyo hagaajinta kaabayasha dhaqalaha

 

Madaxweynekuxigeenka dowlada puntland engineer cabdixakin cabdulahi xaaji cumar cameey ayaa waxa uu shegay muhiimada ay wadooyinka uleyihiin iyo sida loogu bahan yahay dadku iney u fahmaan uguna qeyb qataan

 

Dhinaca kale madaxweyne luxigeenka dowlada puntland aya waxaa uu ka hadlay arimaha amaanka waxaana hadaladiisi kamid ahaa

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DHAGEYSO+SAWIRO:-Odayaasha dhaqanka Soomaaliyeed oo soo dhaweeyay Dib-U-Eegista Dastuurka
- Nov 19, 2017
Wasaaradda Arrimaha Dastuurka, Guddiga La-socodka Dastuurka ee Baarlamaanka, iyo Guddiga Madaxabanaan ee dib-u-eegista Dastuurka ...
TOPNEWS:-Golaha Wasiiradda Dawladda Puntland oo Shir Aan Caadi Ahayn Ku Ansixiyey Misaaniyadda Dawladda Puntland Ee Sanadda 2018
- Nov 19, 2017
 
DHAGEYSO:-Kalfadhigii 23 ee golaha degaaanka garoowe oo furmay & wixii looga hadlay
- Nov 19, 2017
Kalfadhigii 23 ee golaha degaaanka garoowe ayaa manata ka furmay magaalad agaaroowe waxaana ka ...