DHAGEYSO:- Shirkii saddexaad ee Jaamacaddaha Puntland oo la soo gaba gabeyay iyo warmurtiyeed laga soo saaray
Magaalada garoowe waxaa lagu soo gaba gabeeyay shirkii sannad laha ahaa ee jaamacaddaha Puntland kaasi oo sannadkaan lagu aas aasay urur midayn doonna jaamacaddaha Puntland ,sidoo kalena lagu doortay Guddoomiye iyo Guddoomiye ku xigeenka hoggaamin doonna ururkaas labbada sanno ee soo socota.
Loading...