Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Faah Faahin Ku Saabsan Shaqaale lagu afduubtay Gobolka Baay

Todobo qof oo u shaqaynaayay ha’ad samafal oo lagu magacaabo GREDO ayaa lagu afduubtay inta u dhaxaysa Daynuunaay iyo Baydhabo ee Gobolka Baay.

 

Xiliga la afduubtay samafalayaashaasi ayaa lasheegay inay geenayeen deegaano udhaw Daynuunaay si ay mawaacino ugaarsiiyaan caruur nafaqo darro hayso

 

Cabdiraxmaan Xasan Cabdi oo kamid maaulka degmada Buur-hakabo ayaa Radio Daljir usheegay inay shaqaalahaasi ay aftduubten Al-Shabaab

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

Dhagayso:Galmudug oo Puntland Ka Dalbatay inay Jawaab dag dag ah Ka Bixiso Weerarka Lagu Laayay Dadka Rayidka Ah ee Ka Dhacay Galbeedka Gobolka Mudug
- Jul 20, 2017
Taliye Kuxigeenka Booliska Galmudug Cabdi Jaamac Cabdule Xabeeb Ayaa Ka Hadlay Weerar Geestay Qasaaro ...
Dalalkii Qatar go’doomiyey oo isbedalay
- Jul 20, 2017
Afarta dal ee Carbeed ee hormuudka ka ahaa go’doominta Qatar ayaa ka soo debcay ...
Al-Shabaab oo xoojiyay Cadaadista Sheekh Mukhtaar Roobow
- Jul 20, 2017
Sida ay xaqiijiyeen ilo lagu kalsoon yahay Al-Shabaab ayaa soo cusbooneysiiyay Hanjabaada ay ku hayaan dagaalyahanada ...