Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Dadka degaaanka Cuun ee Gobalka Nugaal oo Dowladda Puntland ugu Baaqay inay Adeegyada dowlada so garsiiso

Degaanka cuun oo qiyaastii 87 KMG u jirta caasimada Puntland ee Garowe oo dhawaan shaqaale Radio daljir katirsan ,si ay ugu kurgalan xaalada degaankas .

Cuun waa degaan caan ku ah dhul bereedka waxaana kabaxa khudaarta nocyadeeda kala duwan sida liinta babayga saytuunka iyo kuwa kale .
Qaar kamid ah Beeralayda Degaanka cun oo la hadlay Radio daljir ayaa sheegay inay qabaan baahiyo kala duwan oo dhinaca agabka beeraha sida matoorada iyo Tumbooyinka biyaha.

 

Dhinaca kale Gudoomiyihii hore ee Degaanka Cuun Mahad Faarax oo hada kami ah odayaasha degaanka Cuun ayaa daljir uga shekeyeey degaanka cuun taarikhdiisa iyo waxyaabaha ay caanka ku tahay.

Gudoomiyaha waxbarashada Cuun Axmed Maxamud Baafe ayaa dhinicisa ka hadlay baahiya ay qabaan xiligan xagga waxbarashada .

 

 

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

MUUQAAL:-xildhiban cali xoosh oo ka warbixiyey go’aanka barlanaanka dhibista qalbi dhagax
- Nov 18, 2017
    https://www.youtube.com/watch?v=hSxNQSu0w9Y
MUUQAAL:-Xidhiban Odawaa ayaa sheegay in dhiibista Qalbi dhagax ay lamid tahay dhiibista qaranka oo dhan
- Nov 18, 2017
https://www.youtube.com/watch?v=OuHACMd7DYA  
MUUQAAL:-Wasiirka madaxtooyada somaliland oo war culus ku dhawaaqay
- Nov 18, 2017
  https://www.youtube.com/watch?v=7JrTeZ6kL9E