Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO: Maxay tahay Sababta Miisaaniyadda looga reebay Somaliland

Wasiirka Wasaaaradda Maaliyadda dowladda Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaalle Beyle oo Faahfaahin ka bixiyay Sababta Somaliland looga reebay Miisaaniyad sanadeedka sanadkaan ayaa waxaa uu sheegay in Miisaniyadda dowladda hadda ay quseyso dowladda dhexe iyo maamul goboleedyadda.

Waxaa uu sheegay Wasiir Beyle in Somaliland iyo Soomaaliya uu u socdo wadahadal ,islamarkaana markii ay soo dhamaadaan lagu soo dari doono miisaaniyadda dowladda.

Waxaa uu tilmaamay in Somaliland  Miisaaniyadda dowladda lagu soo daro in ay qaadanayso waqti dheer.

 

Wasiir Beyle ayaa sidoo kale tilmaamay in Somaliland ay doonayso in marka ugu horeysa laga heshiiyo Siyaasadda.

Dowladda Soomaaliya ayuu xusay in ay dadaal dheer ku bixin doonto sidii loo mideyn lahaa Canshuuraha dalka.

 

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. Abdulqadir Tallman says:

    MAAWEELADA CRRUURTA

    QOFBA WUXUU HADLAA INTA UU MAANKIISU LA
    EG’ YAHA.

    CARRURTA IYO WIXII LA CAQLI AHNA WAXAY KU HADAAQAAN WAXA LOO YAQAAN

    “MAAWEELADA CARRUURTA.”

    BAL DHEEHO:

    A. LAAMIYO AY DAWLADDA FARMAAJO DHISEYSO.

    B. FARMAAJO OO KHUDBAD SHACABKA U
    JEEDINAYA, LEHNA: DAYAX GACMEED AMA
    satellite BAA SOO SAARAYA BIYAHA KU
    JIRA DHULKA HOOSTISA, SI’ LABA SANO
    GUDAHOOD SHACABKU UUGA BAXO GAAJADA
    IYO FAQRIGA.

    C. Wasiir Salim Caliyow Ibrow oo yiri
    “BIYO IYO KORONTO AYAAN GAARSIINEYNAA
    REER MIYIGA.”

    RAAC LINK-IGAN:

    http://allgalgaduud.com/…/dhageyso-dawladda-soomaaliya…

    DAWLADDANI WAXAY AF CARBEED KU LEEDAHAY:

    “ANIGA OO QUUSTAY OO WAREERAY HORTA MA I TAQAAN? WALLEE JANNADII BAAN IDIIN DABAALSIIN! EE ABKIIN MAGANEE IIGU SIMA LABA SANO, INTA AAN URURSANAYO XOOGAA LAALUULSH AH OO AAN KA DHGTO FARAQAQBSI.”




ad

Latest News

DHAGEYSO:-Wasiirka Arimaha gudaha Koonfur galbeed oo Socdaal ku maraya Gobolada Maamulkaasi,
- Jun 23, 2018
Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Arimaha gudaha Koonfur galbeed Soomaaliya Maxamed Nuur Madoobe Nuunoow ayaa ...
MUUQAAL:- War uu ku farxay madaxweyne gaas oo ka soo baxay guddiga doorashooyinka
- Jun 23, 2018
https://youtu.be/H62c14ZKZ04
DAAWO SAWIRRO:-Caasimada Puntland ee garoowe oo heshay Isbadel ka kooban 11 Qodob
- Jun 23, 2018
Garowe, 23, June, 2018 - Tan iyo markii uu Madaxwaynaha Dowladda Puntland C/weli Gaas ...