Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

MUUQAAL:- Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi (Carrabeey) oo wareysi dhinacyo badan taabanaya lala yeeshay

Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi (Carrabeey) ayaa bixiyay wareysi dhinacyo badan ah, kaasoo uu ka qaaday Wariye Durraan Cabdullaahi Shurwac.

HOOS KA DAAWO WAREYSIGA

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (3)

  1. Atoore says:

    ASC.
    Ninbaa laga sheegay in uu yiri MA TUUGAAS BAAD LAX KA DHAARSANAYSAA?MUxammad Xaashi {Carabeey) waxuu yiri galmudug waa meesha ugu cadaalad wanaagsan soomaaliya.

  2. c/qani says:

    XUDUUDA UU KUTILMAAMAY ITOOBIYA WAA BARTAMAHA SOOMAALIYA.

    JABHADA ADIS ABABA KATALISA EE TIGREE LOOYAQAANOM GARDARO IYO KIBIR AYAY KUJOOGAAN SOOMAALIYA?

    WAXAAN SU’AALAYA (MAXAMED XAASHI)
    MAXAYKUDHACDAY IN DAD XOOLA DHAQATO AH OO LAGA AFDUUBTAY!! DULEEDKA AMA DHULKA SOOMAALIYA KHAASATAN. GOBOLADA DHEXE?

    LOONA TAXAABAY (XABSIYADA JIGJIGA) LAGUNA XUKUMAY XABSIYO AAD IYO AAD U DHEER, IYO WALIBA MADAXFURASHO LAMID AH?

    MAGAFAHA* LIIBIYA? (CABDI ILAY) MAWUXUU NOQDAY (MAGEFAHA) SOOMAALIYA? OO SHACABKII SOOMAALIYA DIL IYO MADAX FURASHO UU ISUGU DARO? WAR ALLAAH KACABSO OO DADKA XABSIYADA KASOO DAAH..DILKA IYO DHACANA KADAAH? (INA ILAYOOW) TAARIIKH AYAA KAAQORMAYSA XISAABTAN AYAANA DHICIDOONA WAQTI AAN FOGAYN??

  3. c/qani says:

    SIXID.
    TIGREE LOOYAQQNO?




ad

Latest News

TOOS U DAAWO:-Siyaasiga Faarax Macalin oo horay u soo noqday Guddoomiye kuxigeenka Baarlamaanka Kenya oo Imaaraadka Carabta ku tilmaamay cadawga Soomaaliya
- Apr 25, 2018
Siyaasiga Faarax Macalin oo horay u soo noqday Guddoomiye kuxigeenka Baarlamaanka Kenya ayaa Imaaraadka ...
DAAWO SAWIRO:-Ra’iisal wasaare ku xigeenka soomaaliya oo xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dawladda Qadar u fadhiya Soomaaliya
- Apr 24, 2018
Ra’iisal wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), ayaa maanta ...
Sarkaal ka tirsan Daacishta ka dagaalanta Puntland oo lagu qabtay Muqdisho
- Apr 24, 2018
Caasimada soomaaliya ee muqdisho ayaa lagu qabtay Sarkaal ka tirsan Daacish kaasoo la sheegay ...