Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Mas’uuliyiin ka tirsan Galmudug oo Isbitaal loo la cararay

Wararka laga helayo Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa waxa ay sheegayaan in Mas’uuliyiin iyo sidoo kale dhalinyaro ka mid ah Ururka Dhalinyaradda gobolka Mudug la dhigay isbitaal.

 

Gudoomiyaha Ururka Dhalinyaradda gobolka Mudug ayaa  sheegay in Mas’uuliyiinta iyo dhalinyaradda in ay ka yimaadeen goob loogu sameeyay Casho oo ku taalla duleedka Magaalada Gaalkacyo.

 

Ugu Yaraan 15 Dhalinyaro ah ayaa Isbitaalka la dhigay iyo sidoo kale gudoomiye ku xigeenka degmada Gaalkacyo, Gudoomiye ku xigeenka gobolka Mudug.

 

Wararku waxa ay sheegayaan in Mas’uuliyiintaan ay cuneen cunto sumeysay.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

TOPNEWS:-Isbadal ku yimid doorashada puntland ee 2019 maxay tahay sababtu?
- Jun 22, 2018
Iyada oo lagu waday in doorashada xilka madaxweyne ee puntland ay dhacdo bilawga sanadka ...
Somaliland Oo Ka Hadashay Maamulka Hawada Ee Somaliya Lagu Wareejiyay , Hanjabaad-na Dirtay
- Jun 22, 2018
https://youtu.be/zV5HiNUg9Hs
DHAGEYSO:-Xildhibaan soo dhaweeyay Heshiiskii dhexmaray Dowladaha Soomaaliya iyo Itoobiya
- Jun 22, 2018
Xildhibaan Shariif Arwaax oo ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Maamulka Galmudug ayaa ka hadlay ...