Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

SAWIRO:-Munaasabad lagu Xusayo Afgembigii Turkiga oo ka socota Muqdisho

Munaasabad lagu Xasuusanayo in ka badan 217 Qof oo ku geeriyootay Afgambigii dhicisow ee 15kii July ee Sanadkii hore ka dhacay dalka turkiga ayaa hada ka socota safaarada ay turkigu kuleeyiin Magaalada Muqdisho.

Munaasabada ayaa waxaa ka qeyb galaya masuuliyiin ka tirsan dawlada federaalka Soomaaliya oo ugu horeeyo ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka dalka Mudane Mahadi Maxamed Guuled iyo Xubno kamid ah Golaha Wasirada Xukuumadda Soomaaliya iyo Ciidamo ka socda Dowladda turkiga ayaa Munasabada kusugan.

Gudaha Safaaradda Darbiyada Qaar waxaa lagu Xardhay Sawiro laqaaday Habenkii uu inqilabku dhacay siloogu soo xasuusto habeenkaas.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DHAGEYSO:-Wasiirka Arimaha gudaha Koonfur galbeed oo Socdaal ku maraya Gobolada Maamulkaasi,
- Jun 23, 2018
Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Arimaha gudaha Koonfur galbeed Soomaaliya Maxamed Nuur Madoobe Nuunoow ayaa ...
MUUQAAL:- War uu ku farxay madaxweyne gaas oo ka soo baxay guddiga doorashooyinka
- Jun 23, 2018
https://youtu.be/H62c14ZKZ04
DAAWO SAWIRRO:-Caasimada Puntland ee garoowe oo heshay Isbadel ka kooban 11 Qodob
- Jun 23, 2018
Garowe, 23, June, 2018 - Tan iyo markii uu Madaxwaynaha Dowladda Puntland C/weli Gaas ...