Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Ujeedka Mudaaharaad ka dhacay degmada burtinle

Xoghayaha dowlada hoose ee dagmada burtinle Cabdinuu Axmed calash oo daljir ugawaramay Mudaharaadka maanta ka dhacay magaalada ayaa sheegay in arintan ay kadanbeeyaan sariflayaasha dagmada oo diiday lacagta doolarkana kicinaya.

Waxa uu sheegay in ay dhabtahay waxa ay dadweynaha ka mudaaharaadeen balse kamaamul ahaan shirar kala duwan oo ay laqaateen ganacsatada oo looga hadlaayay arintan marar badan ay ka dhaceen dagmada waxnatiijo ama isbadal ah oo ka soo baxayna aysan jirin.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

TOOS U DAAWO:-Siyaasiga Faarax Macalin oo horay u soo noqday Guddoomiye kuxigeenka Baarlamaanka Kenya oo Imaaraadka Carabta ku tilmaamay cadawga Soomaaliya
- Apr 25, 2018
Siyaasiga Faarax Macalin oo horay u soo noqday Guddoomiye kuxigeenka Baarlamaanka Kenya ayaa Imaaraadka ...
DAAWO SAWIRO:-Ra’iisal wasaare ku xigeenka soomaaliya oo xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dawladda Qadar u fadhiya Soomaaliya
- Apr 24, 2018
Ra’iisal wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), ayaa maanta ...
Sarkaal ka tirsan Daacishta ka dagaalanta Puntland oo lagu qabtay Muqdisho
- Apr 24, 2018
Caasimada soomaaliya ee muqdisho ayaa lagu qabtay Sarkaal ka tirsan Daacish kaasoo la sheegay ...