Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Dad ku dhintay Kaawo kusoo duntay degmada Kaaraan ee G/Banaadir

Waraarka laga  heleyno Degmada Kaaraan ee Gobolka Banaadir ayaa waxa ay sheegayaan in Maant ay ku soo duntay Goob Kaawa laga qodo qaar ka mid ah dadkii Kaawadaas ka Shaqeynayay mudada dhowrka Sanada ah.

Falkaan ayaa ka dhacay agagaarka Isbitaalka keysaneey ee Duleedka degmada Kaaraan xili ay socotay Qodista Kaawada waxana la sheegay in uu ku geeriyooday mid ka mid ah dadka shaqeesta kaawada,sida  uu sheegay Gudoomiyaha Iskaashatada Gobolka Banaadir

 

 

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

Dhagayso:Galmudug oo Puntland Ka Dalbatay inay Jawaab dag dag ah Ka Bixiso Weerarka Lagu Laayay Dadka Rayidka Ah ee Ka Dhacay Galbeedka Gobolka Mudug
- Jul 20, 2017
Taliye Kuxigeenka Booliska Galmudug Cabdi Jaamac Cabdule Xabeeb Ayaa Ka Hadlay Weerar Geestay Qasaaro ...
Dalalkii Qatar go’doomiyey oo isbedalay
- Jul 20, 2017
Afarta dal ee Carbeed ee hormuudka ka ahaa go’doominta Qatar ayaa ka soo debcay ...
Al-Shabaab oo xoojiyay Cadaadista Sheekh Mukhtaar Roobow
- Jul 20, 2017
Sida ay xaqiijiyeen ilo lagu kalsoon yahay Al-Shabaab ayaa soo cusbooneysiiyay Hanjabaada ay ku hayaan dagaalyahanada ...