Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Dowladda oo Shaacisay Waqtiga la helayo Qadka Internetka

Weli waxaa dalka Soomaaliya intiisa badan ka maqan Adeegii Internetka kaas oo Bulsho ad u farabadan ay si aad ah u istcimaali jireen balse waxaa haatan muuqata rajo ku aadan in markale uu dib usoo laabto qadaka loona isticamalo.

Wasiirka Boostada iyo isgaarsiinta Soomaaliya Cabdi Canshuur  ayaa sheegay in Markabkii sameyn lahaa Fiiladii Goa’day ee Internetka uu iminka ku sugan yahay halkii ay ka Go’aday ee u dhow Xeebha Xalane ee muqdisho islamarkaana uu ku howlan yahay Sameyntiisa.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

Dhagayso:Galmudug oo Puntland Ka Dalbatay inay Jawaab dag dag ah Ka Bixiso Weerarka Lagu Laayay Dadka Rayidka Ah ee Ka Dhacay Galbeedka Gobolka Mudug
- Jul 20, 2017
Taliye Kuxigeenka Booliska Galmudug Cabdi Jaamac Cabdule Xabeeb Ayaa Ka Hadlay Weerar Geestay Qasaaro ...
Dalalkii Qatar go’doomiyey oo isbedalay
- Jul 20, 2017
Afarta dal ee Carbeed ee hormuudka ka ahaa go’doominta Qatar ayaa ka soo debcay ...
Al-Shabaab oo xoojiyay Cadaadista Sheekh Mukhtaar Roobow
- Jul 20, 2017
Sida ay xaqiijiyeen ilo lagu kalsoon yahay Al-Shabaab ayaa soo cusbooneysiiyay Hanjabaada ay ku hayaan dagaalyahanada ...