Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

AKHRISO:-Guddiga Arimaha Dibadda Baarlamaanka oo Madaxweynaha u gudbiyay Warqad ku saabsan khilaafka dalalka Khaliijka

War Qoraal ah oo ka soo baxay Guddiga Arimaha Dibadda ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa walaac looga muujiyay Go’aanka ay dowladda Federaalka Soomaaliya ka qaadatay Khilaafka u dhaxeeya Wadamada Khaliijka.

Guddoomiyaha Guddiga Arrimaha dibadda ee Golaha shacabka C/qaadir Cosoble Cali ayaa Madaxweynaha Soomaaliya u gudbiyay warqad ku saabsan khilaafka dalalka Khaliijka iyo aragtida ay ka qabaan Gudiga Go’aanka dowladda.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. Omar says:

    Gudiga arimaha dibada ma waxay u ola’olaynayaan inay Lakala saftaan laba wadan oo u siman? Dadka Somaliyeed ee ka shaqaysta Qadar wixii dhib ah oo soo gaara ma siyaasiintaa kamasuula? Wadama badan baa dhexdhexaada sida Kuwait, Madaxweynuhu wuxuu qaatay go’aan kii ugu fiicnaa.




ad

Latest News

DHAGEYSO:-Ka Hor inta aan la dilin muxuu warbaahinta ka sheegay taliyihii ciidanka Booliiska degmada Galdogob
- Jan 24, 2018
Degmaada Bursaalax ee gobolka Mudug waxaa Lagu dilay taliyihii ciidanka Booliiska degmada Galdogob ee ...
DHAGEYSO:- Siyaasiyiinta mucaaradka madaxweyne gaas oo garoowe kaga dhawaaqay in dagaal lagu qaado soomaaliland
- Jan 24, 2018
Siyaasi Maxamed Xaaji Aadan oo kamid ah siyaasiyiinta Mucaaradka Puntland ahna guddoomiyaha urur siyaasadeed ...
DHAGEYSO:-Odayaasha iyo waxgaradka ku dhaqan cadaado oo soo dhaweeyay talaabo uu qaaday madaxweynaha soomaaliya
- Jan 24, 2018
Odayaasha iyo waxgaradka ku dhaqan Magaalada  Cadaado ayaa soodhaweeyay xalinta tabashadii ay midawgii Galmudug ...