Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

SAWIRO:-Madaxweynaha somaliland oo Maalma kadib ku laabtay Hargeysa

Madaxweynaha Somaliland,  Axmed Maxamed Silaanyo iyo weftigii uu hoggaaminayey ee safarka ku joogay Imaaraadka Carabta ayaa  dib ugu laabtay Hargeysa iyadoo si balaadhan loogu soo dhaweeyey caasimada Somaliland ee Hargeysa.

 

Waxa garoonka diyaaraha ee Egal Internationla Airport ka soo degay Madaxweynaha  Somaliland oo ay wehelinayeen Marwada Koowaad ee qaranka, Marwo Aamina Sheekh Maxamed Jirde, wasiirka Madaxtooyada mudane Maxamuud Xaashi Cabdi,wasiirka Maaliyadda Marwo Samsam Cabdi Aadan, xoghayaha gaarka ah ee madaxweynaha Mudane Cali Axmed Cali.

 

Waxaana madaxweynaha garoonka diyaaraha ku soo dhaweeyey masuuliyiin uu horkacayey madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici),wasiiro, madaxda dhaqanka, xildhibaano, haween iyo bulshada qaybeheeda kala duwan.

 

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DHAGEYSO+SAWIRO:-Odayaasha dhaqanka Soomaaliyeed oo soo dhaweeyay Dib-U-Eegista Dastuurka
- Nov 19, 2017
Wasaaradda Arrimaha Dastuurka, Guddiga La-socodka Dastuurka ee Baarlamaanka, iyo Guddiga Madaxabanaan ee dib-u-eegista Dastuurka ...
TOPNEWS:-Golaha Wasiiradda Dawladda Puntland oo Shir Aan Caadi Ahayn Ku Ansixiyey Misaaniyadda Dawladda Puntland Ee Sanadda 2018
- Nov 19, 2017
 
DHAGEYSO:-Kalfadhigii 23 ee golaha degaaanka garoowe oo furmay & wixii looga hadlay
- Nov 19, 2017
Kalfadhigii 23 ee golaha degaaanka garoowe ayaa manata ka furmay magaalad agaaroowe waxaana ka ...