Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:–Madaxtooyada Soomaaliland oo beenisay in Qaliin lagu sameeyey Madaxweyne Silaanyo

Madaxtooyada Maaamulka Soomaaliland ayaa faah faahisay Warar sheegayay in Madaxweynaha Maamulkaas Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo, Qaliin loogu sameeyay isbitaal ku yaalla Wadanka Isutaga Imaaraadka Carabta halkaas oo uu booqasho ku tegay.

Madaxweyne silaanyo oo booqashadiisa ay qaadatay mudo ka badan 4 Isbuuc ayaa ku soo laabtay Magaalada Hareysa,waxaana Afhayeenka Madaxtooyada Soomaaliland Xuseen Aadan Cige Deyr,oo Warbaahinta la hadlay uu sheegay in warkaas uu yahay mid been abuur ah islamarkaana howlo gaar ah uu u tegay Imaaraadka sinabad ahnauu ku soo laabtay.

Warbaahinta qaarkood iyo Baraha Bulshada ayaa Maalmahaan lagu qorayay in xaalada Caafimaad ee madaxweyne siilaanyo ay halis ku jirto islamarkaana uu jiifo isbitaal ku yaala Imaaraadka balse Warkaas ay beenisay madaxtooyada Soomaaliland ee Magaalada Hargeysa.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DHAGEYSO:-Waxgaradka iyo Siyaasiyiinta K/Galbeed oo cambaareeyay Go’aanka Shariif Xasan uu ku taageeray Isbahaysiga Sacuudiga
- Sep 19, 2017
Waxgarad iyo Siyaasiyiin ka soo jeeda reer Koonfur Galbeed ayaa si wayn uga soo ...
DAAWO:-Ugaas Maxamed Weli oo Si Iskumid ah Ula Hadlay Xasan Sheekh iyo Madaxweynihii uu soo Dhisay ee Farmaajo”
- Sep 19, 2017
Qabyaalad iyo dan gaar ahi haku harto, Ugaas Maxamed weli Xasan Sheekh iyo Madaxweynihii ...
DEG DEG:-Dagaal Culus oo hada ka Socda Duleedka Degmada Beledxaawo ee Gobolka Gedo”
- Sep 19, 2017
wararka ka imaanaya Degmada Beled xaawo ee Gobolka Gedo ayaa sheegaya in Dagaal Culus ...