Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Madaxweynaha Soomaaliya Oo Ku Wajahan Puntland Iyo Guddiga Soo Dhaweynta Oo La Magacaabay

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa dhawaan ku wajahan Puntland waxaa hada Bilowday diyaar garoow ku aadan soo dhawaynta Madaxweynaha Soomaaliya .

Madaxweynaha Maamulka Puntland C/wali Maxamed Gaas ayaa waxa uu magacaabay Guddiga loo xilsaaray soo dhawaynta Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo oo ku soo wajahan Puntland si uu so Booqdo Hormarka  Puntland ay ku tilaabsatay mudii  18 sano ay jirtay Puntland .

Magcaabida Gudidaas ayaa waxaa lugu sheegay shirkii Golaha Wasiirada  Puntland uu shir gudoominayay Madaxweynaha Puntland C/wali Maxamed Cali Gaas.

Madaxwyen Faramajo ayaa horay u tegay Magaalooyinka Cadaado iyo Kismaayo,waxan la filaaya in Maalmaha soo socda uu booqasho ku tago deegaanada uu ka arimiyo Maamul Goboleedka puntland

 

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

TOOS U DAAWO:-Siyaasiga Faarax Macalin oo horay u soo noqday Guddoomiye kuxigeenka Baarlamaanka Kenya oo Imaaraadka Carabta ku tilmaamay cadawga Soomaaliya
- Apr 25, 2018
Siyaasiga Faarax Macalin oo horay u soo noqday Guddoomiye kuxigeenka Baarlamaanka Kenya ayaa Imaaraadka ...
DAAWO SAWIRO:-Ra’iisal wasaare ku xigeenka soomaaliya oo xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dawladda Qadar u fadhiya Soomaaliya
- Apr 24, 2018
Ra’iisal wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), ayaa maanta ...
Sarkaal ka tirsan Daacishta ka dagaalanta Puntland oo lagu qabtay Muqdisho
- Apr 24, 2018
Caasimada soomaaliya ee muqdisho ayaa lagu qabtay Sarkaal ka tirsan Daacish kaasoo la sheegay ...