Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Gudoonka Baarlamaanka Soomaaliya oo ka hadlay hadalkii Sheekh Nuur Baaruud

Gudoonka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ka hadlay hadalkii dhawaan uuku weeraray Xildhibaanada Baarlaaanka Sheekh Nuur Baaruud Gurxan oo kamid ah Culimada Soomaaliyeed, kadib markii lagu tuhmay inay Mooshin ka wadaan Xukuumada Soomaaliya .

Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Golaha Shacabka Mahad Cabdalla Cawad oo  ka hadlay fadhi Baarlamaanka yeesheen ayaa ka digay in Xildhibaanada loo jeediyo hadalo aan munaasib aheyn oo dadka qaar Warbaahinta ka jeediyaan.

Mahad Cabdalla Cawad oon soo hadal qaadin magaca Sheekh Nuur Burxan ayaa si dadban uga hadlay weerarkii afka ahaa uu ku qaaday Xildhibaanada Baarlamaanka, waxa uuna ka digay in Baarlamaanka Mooshinka wada loogu hanjabo in guryaha loogu galayo lana garaacayo.

 

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DHAGEYSO+SAWIRO:-Odayaasha dhaqanka Soomaaliyeed oo soo dhaweeyay Dib-U-Eegista Dastuurka
- Nov 19, 2017
Wasaaradda Arrimaha Dastuurka, Guddiga La-socodka Dastuurka ee Baarlamaanka, iyo Guddiga Madaxabanaan ee dib-u-eegista Dastuurka ...
TOPNEWS:-Golaha Wasiiradda Dawladda Puntland oo Shir Aan Caadi Ahayn Ku Ansixiyey Misaaniyadda Dawladda Puntland Ee Sanadda 2018
- Nov 19, 2017
 
DHAGEYSO:-Kalfadhigii 23 ee golaha degaaanka garoowe oo furmay & wixii looga hadlay
- Nov 19, 2017
Kalfadhigii 23 ee golaha degaaanka garoowe ayaa manata ka furmay magaalad agaaroowe waxaana ka ...