Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Shir Muqdisho ka dhacay oo Hehiiskii Khaatumo & Somaliland waxba kama Jiraan lagu tilmaamay

Magaalada Muqdisho ayaa waxa kuy soo gabo gaboobay shir ay ku lahaayeen inta badan Isimida degaanada SSC, Siyaasiyiin, Xilibaanada DFS ee kasoo jeeda SSC iyo madax ka tirsan maamulkii Cali Khaliif Galayr madaxweynaha ka ahaa ee Khaatumo, waxayna si xoogan uga hor yimaadeen heshiiskii Galayr uu ugu biiray Somaliland.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

TOOS U DAAWO:-Siyaasiga Faarax Macalin oo horay u soo noqday Guddoomiye kuxigeenka Baarlamaanka Kenya oo Imaaraadka Carabta ku tilmaamay cadawga Soomaaliya
- Apr 25, 2018
Siyaasiga Faarax Macalin oo horay u soo noqday Guddoomiye kuxigeenka Baarlamaanka Kenya ayaa Imaaraadka ...
DAAWO SAWIRO:-Ra’iisal wasaare ku xigeenka soomaaliya oo xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dawladda Qadar u fadhiya Soomaaliya
- Apr 24, 2018
Ra’iisal wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), ayaa maanta ...
Sarkaal ka tirsan Daacishta ka dagaalanta Puntland oo lagu qabtay Muqdisho
- Apr 24, 2018
Caasimada soomaaliya ee muqdisho ayaa lagu qabtay Sarkaal ka tirsan Daacish kaasoo la sheegay ...