Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Cadaado oo lagu qabtay kulan looga hadlayo dastuurka qabyada ah ee soomaaliya

Magaalada Cadaado ee Xarunta maamulka kumeelgaarka ah ee Galmudug maanta waxaa lagu qabtay kulan looga tashanayo dastuurta Qabyo qoraalka ah ee dalka soomaaliya.

Kulanka ayaa waxaa soo abaabushay wasaarada dastuurka ee dowlada fadaraalka soomaaliya waxaana ka soo qaybgalay wasiirka dastuurka C/raxmaan Xoosh jibriiil .

kulankan ayaa ahaa mid bulshada lagaga talagalinayo sidii ay aragtidooda uga dhiiban lahaayeen dib ueegista dastuurka qabyada ah ee dalka.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DHAGEYSO:-Ka Hor inta aan la dilin muxuu warbaahinta ka sheegay taliyihii ciidanka Booliiska degmada Galdogob
- Jan 24, 2018
Degmaada Bursaalax ee gobolka Mudug waxaa Lagu dilay taliyihii ciidanka Booliiska degmada Galdogob ee ...
DHAGEYSO:- Siyaasiyiinta mucaaradka madaxweyne gaas oo garoowe kaga dhawaaqay in dagaal lagu qaado soomaaliland
- Jan 24, 2018
Siyaasi Maxamed Xaaji Aadan oo kamid ah siyaasiyiinta Mucaaradka Puntland ahna guddoomiyaha urur siyaasadeed ...
DHAGEYSO:-Odayaasha iyo waxgaradka ku dhaqan cadaado oo soo dhaweeyay talaabo uu qaaday madaxweynaha soomaaliya
- Jan 24, 2018
Odayaasha iyo waxgaradka ku dhaqan Magaalada  Cadaado ayaa soodhaweeyay xalinta tabashadii ay midawgii Galmudug ...