Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:Maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya Oo Ciidamo Difaaca U Diray Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur

Ciidamo ka tirsan maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa ciidamo u diray Sheekh Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur, ka dib markii Shabaab ay uso direen ciidamo dila.

Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur iyo ciidamo uu hogaaminayo ayaa ku sugan Miyiga deegaanka Abal, oo qiyaastii 18km u jirta Magaalada Xudur ee Xarunta Gobolka Bakool.

Lama yaqaan ciidanka Koonfur Galbeed inuu Abuu Mansuur dalbaday iyo in kale, walina Xog lagama hayo.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DEG DEG Shirar Madaxtoyada+Axmed Madobe Dagalka Shabab+Weraro Puntland
- May 24, 2019
https://youtu.be/qo2ZwgUxFZQ
DAAWO MUUQAAL:-Madaxweynaha Jubaland oo maalinkii labaad booqasho kula jooga ciidamada jiida hore ku sugan
- May 24, 2019
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam oo maalinkii labaad booqasho kula ...
MUUQAAL:-Ra’isulwasaarihii Ingiriiska Theresa May Oo Si Rasmi Ah Ugu Dhawaaqday Inay Is Casishay
- May 24, 2019
Ra’isulwasaarihii  dalka ingiriiska Theresa May ayaa daqiiqado ka hor ku dhawaaqday in ay iska casishay xilka ...