Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:Faah Faahin Qarax ka dhacay Magaalada Qoryoole

Wararka ka imanaya magaalada Qoryooley ee gobolka Shabeellha Hoose ayaa sheegaya in 6 qof oo rayid ah ay dhawacyo cuslus soo gaareen kadib qarax ka dhacay maqaayad ku taalla magaalada.

Qaraxa ayaa loo malaynayaa in hore loogu sii duugay dhabarka maqaayada, waxaana uu dhacay xilli ay dad ku cunteynayeen maqaayadda.

 

Cali Maxamed Aadan oo ka mid ah saraakiisha ciidamada ee degmadaasi Qoryooley oo sheegay inuu goob joog u ahaa goobta qaraxa uu ka dhacayey ayaa sheegay inay qabteen ilaa iyo 7 qof oo looga shakisan yahay inay ku lug lahaayeen qaraxan.

 

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DAAWO SAWIRO:-Ra’iisul Wasaare Khayre “Shacabka Soomaaliyeed Way ka Dhawaystaan Dadyowga kale Walaalahooda Reer Turki
- Feb 22, 2018
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa caawa kulan soo dhawayn ...
DAAWO SAWIRO:-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Oo kulan wadatashi ah la qaatay Culimada soomaaliyeed
- Feb 22, 2018
Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) oo kulan ...
VIDEO:-Raiisul wasaaraha soomaaliya”Ciidanka Asluubta wuxuu ka mid yahay tiirarka qaranimada & dowladnimada Soomaaliya”
- Feb 22, 2018
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta ka qayb galay munaasabad ...