Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Akhriso:-Saddex Naadi Oo Laga Saaray Tartanka Kubada Cagta Puntland & Sababta

Xiriirka Kubada cagta Puntland ayaa saddex Kooxood ka saaray ka mid ahaanshaha Naadiyada heerka 1-aad ee Puntland, ka dib markii ay horay Kooxahan u shaaciyeen inay ka baxeen tartanka horyaalka heerka kowaad ee Puntland.

 

Qoraal kaso baxay Xiriirka kubada cagta Puntland ayaa lagu sheegay in hogaamiyaasha Naadiyadan laga mamnuucay inay ka qyab galaan tartanada kubada cagta heer gobolka mid Federaal.

 

Waxaa sido kale ay sheegen in horyaalku uu sii socon doono, isla markaana dhowaan la shaacin doono qaabka uu u socon doono.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DAAWO SAWIRO:-Ra’iisul Wasaare Khayre “Shacabka Soomaaliyeed Way ka Dhawaystaan Dadyowga kale Walaalahooda Reer Turki
- Feb 22, 2018
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa caawa kulan soo dhawayn ...
DAAWO SAWIRO:-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Oo kulan wadatashi ah la qaatay Culimada soomaaliyeed
- Feb 22, 2018
Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) oo kulan ...
VIDEO:-Raiisul wasaaraha soomaaliya”Ciidanka Asluubta wuxuu ka mid yahay tiirarka qaranimada & dowladnimada Soomaaliya”
- Feb 22, 2018
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta ka qayb galay munaasabad ...