Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

SAWIRO:-Gudoomiyaha Barlamanka somalia oo u Ballan Qaaday Naafada inay Dowladda Daryeeli Doonto

Guddoomiyaha golaha shacabka Soomaaliyeed mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Aaden (Jawaari) ayaa kulan la qaatay xubno ka mid ah ururka naafada Qaranka Soomaaliyeed ee uu fadhigoodu yahay Muqdisho.

Xubnahan kulanka la qaatay Afhayeenka golaha shacabka Soomaaliyeed ayaa waxay u soo bandhigeen dhibaatooyinka gaarka u ah iyaga ee ay doonayaan inay Dowladda dhexe wax ka qabato.

Mr;Salaad ayaa intaa ku daray in Dowladda ay ugu fadhiyaan in ay sameyso sharci qeexaya xuquuqda ay Dalka ku leeyihiin Dadka qaba baahiyaha gaarka ah.

Guddoomiyaha golaha naafada Soomaaliyeed Sayid Cali C/laahi Salaad, ayaa  sheegay inay Dowladda dhexe ka rabaan in dastuurka lagu daro qodobo caddeynaya daryeelka ay leeyihiin Dadka naafada ah.

Guddoomiyaha golaha shacabka mudane Maxamed Sheekh Cusmaan ayaa sheegay in laga shaqeyn doono dib u soo nooleynta wakaaladdii qaabilsaneyd daryeelka Dadka qaba baahiyaha gaarka ah.

Mudane Jawaari, ayaa ballan qaaday in golaha naafadda laga qeybgelin doono dib u eegista dastuurka qabyada ah ee Soomaaliya, si ay u helaan xuquuqdooda.

Ma jiro tira koob rasmi ah oo qeexaya tirada Dadka Soomaaliyeed ee qaba baayihaha gaarka ah, waxaana xusid mudan in Dadka lixaadkoodu dhiman yahay ay qudhooda kala duwan yihiin dhan kasta.

 

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

MUQAAL:Farnsiiska oo baroor diiq u Sameyay Dadku ku dhintay Qaraxii Muqdisho ,iyadoona Taawarka ugu dher paris korantada laga Jaray si Bulshada Faransiiska loogu shego in ay jirto Baroor diiq
- Oct 17, 2017
Guud ahaan Waxa koranta wixii ka danbeyay 12 habenimo saqdhexe sacada yurub korantada laga jaray taawarka ...
Daawo:Qaraxii Zoobe oo mideeyay Dhalinyarada Muqdisho & Waxa uu yahay Barnaamijka Gurmad?
- Oct 17, 2017
Barnaamijkan Gurmad Qaran, waa Barnaamij baaxad weyn oo ka soo bilowday koox dhalinyaro ah ...
Dowlada Qatar oo Qaraxii Muqdisho ku eedeysay Xulifada Sacuudiga & Imaaraadka una digay Madaxda DFS
- Oct 17, 2017
Wasiirka Arrimaha Dibadda Qatar Sheekh Mohammed bin Abdulrahman Al-Thani ayaa sheegay in Soomaaliya ay ka aargoosanayaan ...