Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Madaafiic ay tuureen Ciidamada keenya ee ku sugan Gobalka Gedo oo ay ku dhinteen 2-Caruura oo wada dhalatay

Dhaqane Cali Salaad oo ah Aabaha dhalay Caruurtaan sida arxan darada ah ay ciidamada kenya u dileen ayaa sheegay Ciidamada Keenya Madafiic ay soo tuureenn ay ku dhinteen Laba Caruura oo uu dhalay si doo kalana uu ku dhaawacmay Mid kale oo hada xaaladiisu ay aad u adagtahay.

Dhacdadaan ayaa sida uu sheegay waxa ay ka dhacaday deegaan u dhaw Xuduuda ay wadaagaan Soomaliya iyo Kenya waxaana uu sheegay in uu la afariirsanyahay sababta loo Bartlmaameedsaday Xubnaha Qoyskiisa.

Dhaqane Cali Salaad aya Cadeeyay in ay la xiriireen Saraakiisha Keenyaatiga ah laakin aysan jirin Cid Jawaab saxan ka siisa,dhinaca waxa la weydiiyay waxa ay qabanayeen Caruurtiisa marka ay dhacadaan dhaceysan isaga oo sheegay in ay la joogeen Xoolo.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DHAGEYSO:-Jabhad Cusub Oo Lagaga Dhawaaqay Magaalada Laasqoray Ee Gobolka Sanaag
- Jun 23, 2017
Magaalada Laasqoray ee gobalka Sanaag ayaa waxaa lagaga dhawaaqey jabhad cusub oo loo bixiyey (Gaadh ...
SAWIRO:-Ra’iisal Wasaaraha oo ka qeyb galay Janaasadii Sh. Maxamed Yusuf Awlibaax
- Jun 23, 2017
Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta ka ...
Akhriso:- Madaxweynaha koonfur galbeed oo heshiis la galay shirkad Maraykan ah
- Jun 23, 2017
Maamulka Koofurgalbeed Soomaaliya ayaa heshiis dhinaca ammaanka la gashay shirkad la magac baxday FSG ...