Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Cismaan Xasan Cawke Afdalow”Amaanka Gobolka Mudug Wuxuu Ku Yimid Is Kaashi Dhexmaray Puntland & Galmudug”

Taliyaha Qaybta Boliska Gobalka Mudug  Cismaan Xasan Cawke ayaa waxa uu ka hadlay  xaalada Amaanka Gobalka Mudug Gaar ahaan Magaalada Gaalkacayo .

Taliyaha ayaa  sheegay in amaaka Magaalada Gaalkacayo uu aada u wanaagsan Xili kastana Ciidamada ay ku jiraan howlagalo la Xaqiijinayo Amaanka .
Taliyaha Cismaan Xaasan  ayaa waxa uu sheegay inta uu xilka hayay in uu qabtay waxayaabo badan oo lidi ku ahaa amaaka sidookla waxa uu sheegay in ay jiraan waxbaao badan oo wax ka qabasho u baahan aysan wali ku guuleesan Balsa ay Gacanta Ku hayaan.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DHAGEYSO:-udoomiye Cali Gacal oo ka hadlay Go’aanka Xildhibaanada ee heshiiskii Galmudug iyo Ahlusuna
- Dec 11, 2017
Maalmihii la soo dhaafay waxaa soo baxayay in ay jiraan xildhibaano ka tirsan Maamulka ...
MUUQAAL:-Gudoomiye Jawaari ayaa dowalada Mareykanka ugu baaqay ineey ka laabato go”aadkeeda Qudus
- Dec 11, 2017
    https://www.youtube.com/watch?v=H228z8UHMvk
DHAGEYSO:-Taliyaha Cusub ee Ciidammadda Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo Puntland Safar Ku Tagay
- Dec 11, 2017
Taliyaha Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliyeed Jeneral Cabdiweli Jaamac Gorod iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ...