Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Diyaaradihii qaadka Muqdisho oo Maalintii Labaad ka degay Magaalada Jowhar

Magaalada Jowhar waxaa  mar kale ka degay Diyaaradihii Qaadka keeni jiray Magaalada Muqdisho oo  dulimaadkoodii Ganacsi u weeciyay Gobalka Sh/dhexe kedib markii ay Ganacsatu cabasho ka keneen Canshuurta laga qaado Qaadka.

 

Salaado Cabdi Maxamed oo ka mida Ganacsata Qaadka uu u soo dego ayaa waxa ay sheegtay in qorshahoodu uu yahay in ay ku dhawaaqaan Shaqo joojin sababtuna ay tahay in ay wayeen cid kala hadasha dhibta ay tabanayaan.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

Shariif Sheekhuna Maye oo isku soo sharaxay xilka Guddoomiyaha Baarlamaanka (Akhriso)
- Apr 19, 2018
Shariif Sheekhuna Maye oo kamid Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa maanta shaaciyay in uu isku ...
DHAGEYSO+SAWIRO:-Masuuliyiin katirsan maamulka degmada Caabudwaaq oo ka qayb galay Xaflad loo qabtay isku aadka tartanka kubada cagta ah
- Apr 19, 2018
Masuuliyiin katirsan maamulka degmada Caabudwaaq ayaa ka qayb galay Xaflad loo qabtay isku aadka ...
DHAGEYSO:-Maamulka Degmada Yaaqshiid” Al-shabab Dil & Dhaawac ayaan ugeysanay”
- Apr 19, 2018
Ciidanka Nabad Sugidda iyo sirdoonka Qaranka  Soomaaliya iyo Afar nin oo ka tirsan ururka ...