DHAGEYSO:-Dowladda somalia Oo ka hadashay Digniintii Al shabaab
Dowlada Soomaaliya ayaa waxa ay ka hadashay Digniintii Al shabaab ee ku aadan Dalladaha Waxbarashada Soomaaliya oo Al shabaab ay ku edeeyeen in qaarkood ay Faafiyaan Manaahij la soo min guuriyay Rer galbeedka .
Wasiirka Wasaarada Waxbarashada Xukuumada Soomaaliya C/raxmaan Daahir Cusman oo hadalay Waraka ka soo yeeray Al shabaab ayaa waxa uu ktilmaamay waxba kamajiraan isla markaana waxa uu tilmaamay in aysan qaldaneen Manaahijta Waxbarasho ee Soomaaliya .
Wasiirka waxabarasha Soomaaliya ayaa waxa uu sheegay in Al Shabaab ay qalqal Galinayaan Caruurta iyo Waalidiinta Soomaaliya waxa uuna faah faah dheer ka Bixiyay Noogca uu yahay Manhajka waxbarasho ee Soomaaliya.
Loading...