Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Akhriso:-Dagaal Sababay Khasaare Dhimasho Iyo Dhaawac Oo Mar Kale Ka Qarxay Deegaanka Koonfurta Gobolka Sool

Wararka an ka helayno  magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool waxay sheegayaan in dagaal khasaare sababay uu maanta deegaanka Dharkayn-geenyo ee Koonfurta gobolka Sool uu ku dhex maray ciidamada  Somaliland iyo ciidan maleeshiyo Beeleed ah oo hubaysan.

 

Waxaana dagaalkan uu sababay dhimashada laba askari oo ka tirsan ciidamada Somaliland iyo hal qof oo kamid ah ciidamadii maleeshiyo beeleedka ahaa halka ay wararka qaarna sheegayaan in halka qof ee dhintay uu yahay qof shacab ah.

Waxaana dagaalkan uu ka dhashay maanta kadib markii ay ciidamada Maamulka  Somaliland sheegeen inay la wareegayaan amaanka xasiloonida iyo gacan ku haynta deegaanka Dharkayn-geenyo ee gobolka Sool iyo waliba deegaano kale oo ka tirsan Koonfurta gobolka Sool oo ay ka taagan tahay colaad daba dheeraatay oo u dhaxaysa laba Beelood oo wada dega Deegaanadaasi,taas oo ay xukuumadda Somaliland dhawaan go’aamo adag kasoo saartay.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DHAGEYSO:-udoomiye Cali Gacal oo ka hadlay Go’aanka Xildhibaanada ee heshiiskii Galmudug iyo Ahlusuna
- Dec 11, 2017
Maalmihii la soo dhaafay waxaa soo baxayay in ay jiraan xildhibaano ka tirsan Maamulka ...
MUUQAAL:-Gudoomiye Jawaari ayaa dowalada Mareykanka ugu baaqay ineey ka laabato go”aadkeeda Qudus
- Dec 11, 2017
    https://www.youtube.com/watch?v=H228z8UHMvk
DHAGEYSO:-Taliyaha Cusub ee Ciidammadda Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo Puntland Safar Ku Tagay
- Dec 11, 2017
Taliyaha Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliyeed Jeneral Cabdiweli Jaamac Gorod iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ...