Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Ahlusuna Oo Shaaciyay Shuruuradaha ay ku xireen wadahadalada ay la gali doonaan Galmudug

Nin u hadley  Ahlusuna Waljamaaca Ee ka Arimiya Magaalooyinka Dhuusamareeeb Iyo Guriceel ayaa sheegay in aysan wax wada Xaajoooda La Gali doonin Dowlad Goboleedka Galmudug,ilaa Iyo Inta Laga Aqoonsanayo Maamulkooda.

 

C/qani Nuur  ayaa Sheegay in Wadahadal dhexmara Galmudug Iyo Ahlusuna uu Ku xiran yahay in La aqoonsado Maamul uu Sheegay in ay ugu Magac dareen Gobolada Dhexe .wuxuuna Xusay in Dowlad Goboleedka Galmudug Ee Hada Shaqeeya uusan ahayn Maamul Sharci Ah.

 

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

AKHRISO:-Al-Shabaab Oo Gobolka Shabeellaha Hoose Ka Fuliyay Xukun Gacan Goys Ah
- Dec 14, 2017
Wararka naga soo gaaraya deegaanka Kuunya Barroow ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxa ay ...
DAAWO SAWIRADA:-Mukhtaar Roobow oo gaaray Kismaayo & Madaxtooyada Jubbaland oo laga dajiyay
- Dec 14, 2017
Hogaamiye ku-xigeenkii hore ee al-Shabaab Sheekh Mukhtaar Roobow Cali ‘’Abuu Mansuur’’, ayaa gaaray magaalada ...
Taliyaha Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya oo Gaalkacyo ku wajahan+SABABTA
- Dec 14, 2017
Taliyaha Ciidamada Xooga Dalka Soomaaliya sarreeye Gaas Cabdiweli Jaamac Gorod iyo wafdi uu hogaaminayo ...