Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Camey”Buuhoodle kama dagi karto Diyaarad aan Puntland fasaxin”

Madaxweyne ku xgeenka dowladda Puntand ayaa sheegay inaysan diyaarad aysan ogayn Punltand ama la socon xogtooda inaysan ka dagi karin magaalaada Buuhoodle ee xarunta gobolka Cayn.
Go’aankaan ayaa ka dambeeyay kadib markii dhawaan magaalada Buuhoodle ay ka dagtay diyaarad ay la socdeen samafalayaal ajnabi ah oo gargaar daawooyin ah gaarsiiyay halkaas, iyadoo wasaaradda duulista Puntland ay sheegtay diyaaradaas inaysan kusoo wargelin Puntland
Madaxweyneku xigeenka dowladda Puntland ayaa sheegay inaysan dowladdu hor istaagayn in dadka gargaar la gaarsiiyo, basle wuxu sheegay in loo baahan yahay in la hubiyo duulimaad kasta oo ka dagaya dhulka Puntland, sababo amni awgeed.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

TOOS U DAAWO:-Siyaasiga Faarax Macalin oo horay u soo noqday Guddoomiye kuxigeenka Baarlamaanka Kenya oo Imaaraadka Carabta ku tilmaamay cadawga Soomaaliya
- Apr 25, 2018
Siyaasiga Faarax Macalin oo horay u soo noqday Guddoomiye kuxigeenka Baarlamaanka Kenya ayaa Imaaraadka ...
DAAWO SAWIRO:-Ra’iisal wasaare ku xigeenka soomaaliya oo xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dawladda Qadar u fadhiya Soomaaliya
- Apr 24, 2018
Ra’iisal wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), ayaa maanta ...
Sarkaal ka tirsan Daacishta ka dagaalanta Puntland oo lagu qabtay Muqdisho
- Apr 24, 2018
Caasimada soomaaliya ee muqdisho ayaa lagu qabtay Sarkaal ka tirsan Daacish kaasoo la sheegay ...