Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Akhriso:-Diyaaradihii Qaadka Gayn jiray Magaalada Muqdisho oo Jowhar ka dagay

Wararka naga soo gaaraya magaalada jowhar ee Xarunta Gobalka sh/Dhexe ayaa waxa ay sheegayaan in ay dagayn diyaardihii qaadka Gayn jiray Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya Sababo la xidhiidha  Canshuurtii oo lagu kordhiyay .

Diyaarado gaaraya ilaa lix diyaaradood oo siday qaad ayaa waxa ay maanta ka dagayn magaalada Garoonka diyaaradaha Magaalada  Jowhar waxaa qaadkii ay wadayn Gawaari lagu galinayay  Magaalada Muqdisho.

 

Ganacsatada qaadka uu u soo dago ayaa waxa ay ka soo horjeedaan Canshuuro dheeri ah ay ku soo rogtay Qaadka Dowlada Soomaaliya.

 

Farta Qaadka Ah ama marfduufka Jaadka ah  ayaa waxaa canshuur ahaan ay dowlada Soomaaliya uga qaadi jirtay Marka uu ka soo dago Garoonka Aadan Cadde, 43,000 oo Shilin Soomaali ah,

 

Balsa waxa ay ka cabanayaan Ganacsatada qaadka keenta Magaalada Muqdisho in  Dowladda Soomaaliya in   Canshuurtii farta qaadka ah ay ka dhigtay   53,000 oo Shilin Soomaali ah. waxaa lagu daray 10,000 oo Shilin Soomaali.

 

Ganacsatada ayaa waxa ay ku hanjabayn hadii aysan dowlada Soomaaliya sidaas aysan waxaba ka badalin in qaadkooda ay kala soo dagi doonaan Garoomada kala ee ka baxsan Magaalada Muqdisho.

 

Dadka qaadka iibiya iyo kuwa Cuna ayaa  qaarkood ayaa waxa ay sheegayaan in qaadka maanta qiimihiisa uu sara u kici doono madaad Magaalada Muqdisho gawaari lagu soo galiyay.

 

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

MUUQAAL:-Barnaamijka Dareenka Shacabka oo looga dooday Shirarkii u dhexeeyay Dawladda Fedaraalka ah & Maamul Gobaleedyada iyo Galmudug & Ahlu-suna
- Apr 26, 2017
Barnaamijka Dareenka Shacabka oo si joogta uga baxa Telefishhinka Caalamiga ah Home Caple, kaasoo ...
DHAGEYSO: Xildhibaan Mahad Salaad”Waa Masuuliyad darro,waa in Baarlamaanka la horkeeno Madaxda lana Fadeexeeyo Maadaama Ciidanka Qaranka ay kala qeybinayaan”
- Apr 26, 2017
Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad oo ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in ...
DHEGAYSO:-Feysal Cali Waraabe”“Waa Toddobo Imaaraadku Carabta ee midkii 8-aad, waa tan Farmaajo”
- Apr 26, 2017
Injineer Feysal Cali Waraabe Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka UCID ee maamulka Somali-land ayaa xusay in ...