Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Gudoomiyihii Rugta Gacansiga Maamulka Galmudug oo xilkii laga qaaday

Waxaa xilkii laga qaaday Gudoomiyaha gacansiga Maamulka Galmudug kaasi oo si kumeel gaar ah u hayay xilkaasi.

Wasiirka wasaaradaha gacansiga Galmudug Cabdi ladiif Cabdulaahi
Warsame ayaa sheegay in gudoomiyaha xilka laga qaaday kadib Qaladaad uu sameeyay.

Waxa uu wasiirka sheegay in Gudoomiyaha markii hore uu ahaa kumeel gaar isla markana xilkaasi si toos ah looga qaaday.

 

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DHAGEYSO:-Wasiirka Arimaha gudaha Koonfur galbeed oo Socdaal ku maraya Gobolada Maamulkaasi,
- Jun 23, 2018
Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Arimaha gudaha Koonfur galbeed Soomaaliya Maxamed Nuur Madoobe Nuunoow ayaa ...
MUUQAAL:- War uu ku farxay madaxweyne gaas oo ka soo baxay guddiga doorashooyinka
- Jun 23, 2018
https://youtu.be/H62c14ZKZ04
DAAWO SAWIRRO:-Caasimada Puntland ee garoowe oo heshay Isbadel ka kooban 11 Qodob
- Jun 23, 2018
Garowe, 23, June, 2018 - Tan iyo markii uu Madaxwaynaha Dowladda Puntland C/weli Gaas ...