Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Dhageyso:-Faah faahin laga bixiyay Shir ay Somaaliya qeyb ka aheyd oo Mareykanka lagu qabtay

Madax ka socota dowladda Federaalka Somaaliya ayaa ka qeyb galay Shir looga hadlayay arimaha dhaqaalaha kaasoo lagu soo gaba gabeeyay gudaha dalka Mareykaanka.

Wasiirka Maaliyada Somaaliya Cabdiraxmaan Ducaale(Beyle) ayaa sheegay in shirkaas uu yahay Sanduuqa Bangiga Aduunka ee lagu qabtay mareykanka kaas oo wajigiisa labaad la qaban doono Bisha Octoober.

Wuxuu hadalkiisa intaas raaciyay in Somaaliya xiligaan in lagu leeyahay in ka badan 5.5(Bilyan) oo Dollar islamarkaana ay dalbadeen in lacagtaas faraha badan qeyb kamid ah laga cafiyo.

Hoos Ka Dhageyso Codka

 

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

Muuqaal: Dhacdo Murugo iyo Yaab leh Gabadh Reer Hargeisa oo Jeclaatay wiil GABOOYE ah iyo Waxa ay La Kulantay
- May 23, 2017
Rooda Mukhtaar Yuusuf oo ku nool Hargeysa, ayaa qoyskeedu jidh dil u geysteen kadib ...
SAWIRO:-Puntland oo sanad barwaaqo ah gashay
- May 22, 2017
Meelo badan oo kamid ah Gobolada Puntland waxaa kada,ay Roobabkii gu,ga waxaana Baliyada iyo ...
MUUQAAL:-Wasiirka ugu da’ada yar xukuumadda Somaliland Oo Bixiyay Waraysi Xiiso Badan
- May 22, 2017
  https://www.youtube.com/watch?v=Td6xDoQmQbc&t=485s