Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Dhagayso: Xiisad Colaadeed oo ka dhalatay Askari la dilay oo ka taagan Buulo-Burde

Warara saaka naga soo gaaraya magaaladda Buulo-burde ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in halkaas ay ka jirto xiisad colaadeed.

Xiisadan ayaa udhaxeysa ciidamada dowladda Soomaaliya iyo ciidamada Amisom gaar ahaan kuwa Hiil-Walaal ee Jabuuti kasoo jeeda.

Arintan ayaa ka dambeysay kadib markii uu askari katirsan ciidamada DFS uu meel fagaaro ah ku toogtay askari kale oo katirsan ciidamada Jabuuti ee ku sugan magaaladda Buulo-burde.

Ciidamada Amisom ayaa dalbaday in si deg deg ah loo soo gacan geliyo askarigii dilkaas ka dambeeyay hase ahaatee askariga ayaa baxsaday.

Waxii markaas ka dambeeyay waxaa magaaladda laga dareemayay dhaq dhaqaaq ciidan, iyadoo dadka deegaanka ay sheegeen iney ka cabsanayaan in magaaladda lagu dagaalamo.

Saraakiil iyo masuuliyiin kale oo katirsan maamulka Hiirsbabeelle ayaa la filayaa iney gaaraan magaaladda si xaalada loo dajiyo.

Wararka ayaa intaas ku daraya inuu socdo baaritaan lagu baadi goobayo askarigii dilka geystay ee baxsaday.

 

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

MUQAAL:Farnsiiska oo baroor diiq u Sameyay Dadku ku dhintay Qaraxii Muqdisho ,iyadoona Taawarka ugu dher paris korantada laga Jaray si Bulshada Faransiiska loogu shego in ay jirto Baroor diiq
- Oct 17, 2017
Guud ahaan Waxa koranta wixii ka danbeyay 12 habenimo saqdhexe sacada yurub korantada laga jaray taawarka ...
Daawo:Qaraxii Zoobe oo mideeyay Dhalinyarada Muqdisho & Waxa uu yahay Barnaamijka Gurmad?
- Oct 17, 2017
Barnaamijkan Gurmad Qaran, waa Barnaamij baaxad weyn oo ka soo bilowday koox dhalinyaro ah ...
Dowlada Qatar oo Qaraxii Muqdisho ku eedeysay Xulifada Sacuudiga & Imaaraadka una digay Madaxda DFS
- Oct 17, 2017
Wasiirka Arrimaha Dibadda Qatar Sheekh Mohammed bin Abdulrahman Al-Thani ayaa sheegay in Soomaaliya ay ka aargoosanayaan ...