Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO: Puntland oo eedeysay Hay’ado

Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Puntland C/xakiin Xaaji Cumar (Camey) ayaa waxa uu dhaliil kala dul dhacay Hay’adaha caalamiga ah ee ka howlgala Degaanada Puntland.

Camey ayaa sheegay masuuliyiinta Hay’adahaas badankood in ay u muuqdaan kuwo dalxiis ku jooga Puntland, hase ahaateen aan wax shaqo ah u heyn shacabka ku dhaqan Puntland.

Waxa uu sheegay Hay’adahaas in la doonayo in lagula xisaabtamo shaqooyinka ay hayaan, isaga oo dhanka kale shacabka iyo Puntland ugu baaqay in ay samyeen iskutashi ay kaga maarmi karaan Hay’adahaasi.

 

Masuuliyiinta Maamulka Puntland ayaa inta badan Hay’adaha ka howlgala Degaanadooda waxa ay ku dhaliilaan wax qabad la’aan, iyaga oo sheegay ilaa hada in aysan fulin mashaariicdii loo baahnaa.

 

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

Muuqaal: Dhacdo Murugo iyo Yaab leh Gabadh Reer Hargeisa oo Jeclaatay wiil GABOOYE ah iyo Waxa ay La Kulantay
- May 23, 2017
Rooda Mukhtaar Yuusuf oo ku nool Hargeysa, ayaa qoyskeedu jidh dil u geysteen kadib ...
SAWIRO:-Puntland oo sanad barwaaqo ah gashay
- May 22, 2017
Meelo badan oo kamid ah Gobolada Puntland waxaa kada,ay Roobabkii gu,ga waxaana Baliyada iyo ...
MUUQAAL:-Wasiirka ugu da’ada yar xukuumadda Somaliland Oo Bixiyay Waraysi Xiiso Badan
- May 22, 2017
  https://www.youtube.com/watch?v=Td6xDoQmQbc&t=485s