Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Dhagayso: Amisom oo si layaableh ubad baadisay Militeri ku qayilayay Maqaayad & Sidii ay wax udhaceen

Ciidamo katirsan kuwa Amisom ayaa si lama filaan ah ku bad baadiyay ciidamo kale oo katirsan dowladda Soomaaliya xili ay maqaayad ku caweynayeen.

Amisom ayaa ka war heshay in maqaayad ku taal deegaanka Lafoole lagu aasay ilaa afar Bambo lana doonayay in lagu laayo ciidamada dowladda iyo shacabkii ku sugnaa maqaayadaas.

Intaas kadib ciidamada Amisom ayaa yimid maqaayada oo ay jaad ku cunayeen ciidamda dowladda kadibna waxaa ay ku amreen iney bixiyaan.

Mid kamid ah dadka deegaanka ayaa sheegay in Amisom ay ku guuleysteen iney maqaayada kasoo saaraan afar Bambo kadibna ay qarxiyaan.

Falkan ay ciidamada Amisom ku bad baadiyeen ciidamada dowladda iyo dadkii ka agdhawaa ayaa ah kii ugu wanaagsanaa ee ay mudooyinkan ka sameeyaan deegaanadda SH/Hoose gaar ahaan Lafoole

 

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

MUUQAAL:-Barnaamijka Dareenka Shacabka oo looga dooday Shirarkii u dhexeeyay Dawladda Fedaraalka ah & Maamul Gobaleedyada iyo Galmudug & Ahlu-suna
- Apr 26, 2017
Barnaamijka Dareenka Shacabka oo si joogta uga baxa Telefishhinka Caalamiga ah Home Caple, kaasoo ...
DHAGEYSO: Xildhibaan Mahad Salaad”Waa Masuuliyad darro,waa in Baarlamaanka la horkeeno Madaxda lana Fadeexeeyo Maadaama Ciidanka Qaranka ay kala qeybinayaan”
- Apr 26, 2017
Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad oo ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in ...
DHEGAYSO:-Feysal Cali Waraabe”“Waa Toddobo Imaaraadku Carabta ee midkii 8-aad, waa tan Farmaajo”
- Apr 26, 2017
Injineer Feysal Cali Waraabe Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka UCID ee maamulka Somali-land ayaa xusay in ...