Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO: R/wasaare Khayre “Aan isku tashano”

Ra’iisul Wasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa sheegay in Xukuumadda ay ku shaqeyn doonto rabitaanka shacabka Soomaaliyeed, si looga dhabeeyo halbeega xukuumadda ee ah karti iyo hufnaan.

Waxa uu sheegay Ra’iisul Wasaaraha in Dowladda ay isku deydo in ay isku tashato, isaga oo sheegay in shacabka Soomaaliyeed laga aruuriyay lacag badan, si wax loogu qabto dadka Abaaraha ay saameeyeen.

Sidoo kale Mudane Khayre ayaa shacabka Soomaaliyeed gaar ahaan dhalinyarada waxa uu ugu baaqay in ay u gurmadaan walaalahooda dhibaateysan, si ay u helaan gar gaar buuxa oo dhameystiran.

 

Hadalkan ayuu Ra’iisul Wasaaraha waxa uu ka sheegay xilli shalay uu booqasho ku tagay xeebta Liido, halkaasi oo uu kula kulmay shacab fara badan, isaga oo ka dhageystay fikirkooda ku aadan qaabka ay doonayaan in dalka lagu hoggaamiyo.

 

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

MUUQAAL:-Barnaamijka Dareenka Shacabka oo looga dooday Shirarkii u dhexeeyay Dawladda Fedaraalka ah & Maamul Gobaleedyada iyo Galmudug & Ahlu-suna
- Apr 26, 2017
Barnaamijka Dareenka Shacabka oo si joogta uga baxa Telefishhinka Caalamiga ah Home Caple, kaasoo ...
DHAGEYSO: Xildhibaan Mahad Salaad”Waa Masuuliyad darro,waa in Baarlamaanka la horkeeno Madaxda lana Fadeexeeyo Maadaama Ciidanka Qaranka ay kala qeybinayaan”
- Apr 26, 2017
Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad oo ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in ...
DHEGAYSO:-Feysal Cali Waraabe”“Waa Toddobo Imaaraadku Carabta ee midkii 8-aad, waa tan Farmaajo”
- Apr 26, 2017
Injineer Feysal Cali Waraabe Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka UCID ee maamulka Somali-land ayaa xusay in ...