Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Dhageyso:Gudoomiyaha G/Hiiraan oo Edeen Kulul dusha looga tuuray

Xildhibaan Duniyo Daahir Dhicisoow oo ka tirsan Xildhibaanada Maamulka Hir-shabeele oo la hadashay Danan ayaa sheegtay in ay ka xun tahay wixi Maanta ka dhacay Galbeedka Magaalada Balad weyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ee dhexmaray Ciidamo uu soo diray Gudoomiyaha Gobolka Banaadir iyo Askari ka soo baxsaday Ciidanka Dowlada ee ay Tababareen Sarakiisha Ciidanka Jabuuti.

Xildhibaanada ayaa ku taagsatay in markii hore Dowlada Jabuuti ay isku keneen Ciidamo kala duwan oo u abaabulnaa qaab qabiil,Laakiin Ciidamada Jabuuti ee Hiil Walaalo ka dhigtay Ciidanka Dowlad Soomaaliya,islamarkaana Odayaasha dhaqanka iyo sidoo kale Ciidamada Hiil walaalo ay ku heshiyeen in Askarigii la fakada Qoray in lagula Xisaabtamo Nabadoonka uuna yaalay Xeerkaas.

Xildhibaan Duniyo ayaa sheegtay in Maanta markii Askari ka tirsana Ciidanka ay soo Tababareen Sarakiisha Ciidanka Jabuuti oo ka soo tagay laguna edeeyay in uu qoray la soo fakaday,islamarkaana waxa ay sheegtay Xildhibaan Duniyo in ay wanaagsaneen iyadoo la soo marin Nabadoonka Masuulka ah Beesha uu ka soo jeedo Askariga in Ciidamo qalabka sida loo diray laguna amro in ay Xoog ku soo wadaan.

Dhanka kale Xildhibaan Duniyo ayaa tibaaxday in wax wanaagsan aysan aheyn in lagu kor dagaalamo Dadka Shacabka dushooda,islamarkaana waxa ay tilmaamtay in amarka falkaas lagu sameeyay uu ka soo baxay Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan iyo Ku Xigeenkiisa.

Waxa ayna Xildhibaanada ugu digtay in Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan uu joojiyo Fara galinta uu ku hayo Beesha ay soo jeedo haddii kale lala Xisaabtami doono sida ay hadalka u dhigtay.

Hoos ka Dhageyso

 

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

TOP-DHAGEYSO:-Go’aanadii Ra’iisul Wasaare Kheyre oo Weli Aan ka dhaqan Gelin Dekedda Muqdisho”
- Aug 21, 2017
Xili dhawaan Dowladda Soomaaliya ay shaacisay inay shaqada ka joojiyeen shirkado badan oo dowladda ...
TOP-DHAGEYSO:-Odayaasha Hawiye”Dowladii Shacabka Miyaa Dowlada ka Aamusan Dagaalka Beelaha iyo Dhiiga Daadanaya”
- Aug 21, 2017
dagaalada Beelaha u dhexeeya ayaa ku soo badanaya Gobolada Dalka waxaana arintaasi lagu dhaliilayaa ...
TOP-DHAGEYSO:-Waxgaradka Galgaduud”Dagaalka Xeraale Siyaasado Culus ayuu Salka ku ayaa Waana loo Caal Waayay”
- Aug 21, 2017
Waxaa dagan Xaaladda Degaanka Xeraale ee Gobolka Galgaduud halkaasi oo maanta Dagaal Culus uu ...