Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Xildhibaanada Aqalka Sare oo Faroole & C/Qeybdiid u doortay Xilal Muhiim ah

Waxaa Maanta Kalfadhi yeeshay Guddoonka Aqalka Sare kaas oo Ajendaha looga hadlayo uu ahaa doorashada xubnaha guddiga aqalka sare ee deb u eegista dastuurka.

Waxaana fadhiga Maanta lagu doortay guddiga Dibu eegista Dastuurka waxaa lagu qeybsaday Hanaanka Nidaamka 4.5, taas oo muujinaysa xubnaha maanta sida la doortay.

Senatorada ayaa waxaa la doortay ayaa kala ahaa:-

Sen. Cabdiraxmaan Maxamed Maxamud-Faroole

Sen. Cabdi Xasan Cawaale Qeydiid

Sen. Xuseen Sheekh Maxamud

Sen. Cabdikarim Maxamed Xasan

Sen. Iftin Xasan Iman

Inkastoo Nidaamka 4.5 lagu doortay Senatorada haddana inta badan beelaha waa isu tanaasuleen marka laga reebo Beelaha Hawiye iyo Dir

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DHAGEYSO:-Xildhibaano ku baaqay in dib loosoo celiyo Cabdikariin Sh.Muuse Qalbi Dhagax
- Nov 18, 2017
Kulankii Baarlamaanka Soomaaliya ayaa xildhibaanda qaarkood waxa ay dood ka sameeyeen dhiibistii Cabdi Kariim Muuse Qalbi ...
DHAGEYSO:-Baarlamaanka Puntland oo ansixiyay sharci muhiim ah
- Nov 18, 2017
Kala Fadhigii barlamanka puntland oo ka dhacay garoowe ayaa lagu ansixiyay xeerka la dagaalanka ...
VIDEO+SAWIRO:-Madaxweynaha Puntlad Iyo Danjiraha Dalka China ee Soomaaliya oo Shir Jaraa’id Ku Qabtay Madaxtooyada Garoowe.
- Nov 18, 2017
Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo danjiraha dalka China ee Soomaliya ...