Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Barlamanka somalia oo ansixiyay sharciga loo marayo buuxinta kursigii banaanaada

Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Maanta ansixiyay sharciga loo marayo buuxinta kursigii ka Banaanaada Xildhibaanada Golaha shacabka Mudada Xil heynta Baarlamaanka inta lagu guda jiro.

Xildhibaanada Baarlamaanka ayaa sidoo kale ogolaaday in Guddiga Madaxa Banaan ee Doorashooyinka Qaranka ay garwadeen ka noqdaan Doorashada Kursiga ka Banaanaada Xildhibaanada.

Xildhibaanada ayaa sidoo kale ogolaaday in Guddiga Madaxa Banaan ee Doorashooyinka Qaranka ay yihiin Guddiga keliya ee abaabulaya Doorashada Kursiga Banaanaada marka uu ku dhawaaqo Guddoonka Baralamaanka.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

AKHRISO:-Al-Shabaab Oo Gobolka Shabeellaha Hoose Ka Fuliyay Xukun Gacan Goys Ah
- Dec 14, 2017
Wararka naga soo gaaraya deegaanka Kuunya Barroow ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxa ay ...
DAAWO SAWIRADA:-Mukhtaar Roobow oo gaaray Kismaayo & Madaxtooyada Jubbaland oo laga dajiyay
- Dec 14, 2017
Hogaamiye ku-xigeenkii hore ee al-Shabaab Sheekh Mukhtaar Roobow Cali ‘’Abuu Mansuur’’, ayaa gaaray magaalada ...
Taliyaha Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya oo Gaalkacyo ku wajahan+SABABTA
- Dec 14, 2017
Taliyaha Ciidamada Xooga Dalka Soomaaliya sarreeye Gaas Cabdiweli Jaamac Gorod iyo wafdi uu hogaaminayo ...