Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Akhriso:-Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland oo taageeray mooshin xilka looga qaadayo Duqa Garoowe

Xildhibaano katirsan gollaha deganaanka degmada Garowe ayaa wada mooshin ay rabaan in xilka lagaga qaado duqa degmada  Xasan Maxamed Ciise goodir kaasi oo dabada ka riixayo madaxwayne ku xigeenka Puntland sida la shaaciyay

 

Madaxweyne ku xigeenka Puntland ayaa sida aan xogta ku helnay waxay isaga iyo duqa  Garowe isku qabteen dhulka  dowladda ee degmadu maamusho kaasi oo camay doonayey in la siiyo niman ganacsato ah oo la sheegay in heshiis hormar dhanka garoowe ah la gashay xukumada puntland

 

Hase ahaate duqa degmada Garowe Xasan Maxamed Ciise goodir ayaa  ka biyo diiday madaama waraaqda madaxwayne ku xigeenku soo qoray aysan waafaqsanayn  nidaamka lagu bixiyo dhulka dowladda .

 

Intaas wixii ka dambeeyey madaxwayne ku xigeenku waxaa uu saldhig u ahaa mooshin ay wadaan dhowr  xildhibaan oo ka tirsan gollaha degaanka degmada Garowe.

 

Mooshinkaan ayaa xildhibaanada gollaha deegaanku la eeganayeen kalfadhiga gollaha deegaanka Garowe oo uu dib udhac uu ku yimid, kadib markii la sheegay inuu duqa degmadu ka biyo diidsan yahay in furo kalfadhiga, isagoo ku marmarsiyoonaya abaaraha jira awgood.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DHAGEYSO:-Faah faahin ku saabsan xadhiga boqor buurmadaw iyo booliska oo ka hadlay
- Apr 20, 2018
Ciidamada amaanka soomaaliland ayaa boqor buurmadaw  ka qabtey Hotel Maansoor oo uu ku sugnaa ...
DHAGEYSO:-Qodobo laga soo saaray Shirkii Guddiyada Difaaca ee heer federaal
- Apr 19, 2018
Sii haya xilka gudoomiyaha golaha shacabka cabdi wali sheekh ibraahim Muudeey ayaa soo xidhay ...
VIDEO:-somaliland oo beenisey Heshiska berbera iney Somaliya wax ka saxeexdey
- Apr 19, 2018
https://www.youtube.com/watch?v=Q3bP45rjMZg&feature=youtu.be