Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Wasiir Ka Tirsan Xukuumada Siilanyo Oo Ardeyda Reer Laascanood Ku Tilmaamay Askar Hubaysan

Wasiirka wasaarada waxbarashada Somaliland Cabdilaahi Ibraahim Habane ayaa waxaa uu si cadho leh uga jawaabey su,aal uu weydiiyey Wariye  Ka Howlgala Magaalada Laascanood .

Wasiirka oo la weydiyey halka ay marto deeqaha la siiyo Ardeyda Somaliland qeybta gobalka Sool ayaa si cadho leh ugu jawaabey

” Ardeyda reer Laascaood ha u diyaar garooban in ay wax bartaan oo qoriga ha iska dhigaan ” ayuu ku jawaabey wasiirku

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DHAGEYSO:-Madaxweyne ku xigeenka puntland oo somaliland hanjabaad udiray isagoo sheegay inaan Doorasho ka dhacayn Sool iyo Sanaag
- Aug 20, 2017
Cabdixakiin Camey Madaxweyne ku xigeenka maamulka Puntland ayaa wacad ku maray inaysan doorashooyin Somaliland ...
DHAGEYSO:- Xildhibaan dalxa oo ka hadlay maamulada Dalka oo Dawlado gaar ah ismooday
- Aug 20, 2017
Xildhibaan Maxamed Cumar Dhalxa ayaa sheegay in ujeedkii iyo hadafkii laga lahaa nidaamka Federaalka ...
SAWIRO:-Wasiir Xoosh oo la kulmay Guddiga Baarlamaanka ee La-socodka Dib-U-Eegista Dastuurka
- Aug 20, 2017
Wasiirka Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil oo ay wehliyeen ...